Dagaal goor dhow ka qarxay Magaalada Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu goor dhow oo duhurnimadii ah ka qarxay koonfurta magaalada Gaalkacyo oo hoos taga maamulka Galmudug. Dagaalka ayey wararku sheegayaan inuu u dhexeeyo ciidamada Kumandoska Xoogga dalka ee Danab iyo Maleeshiyo qaab qabiil u abaabulan oo weerar ku soo qaadeen Saldhig ay halkaas ku leeyihiin ciidanka Danab. Sida ay sheegayaan … Continue reading Dagaal goor dhow ka qarxay Magaalada Gaalkacyo & faahfaahino ka soo baxaya